Qeexid
"Arrin, xaajo iwm ka odayeyn ld aqyaaree."
[-reeyay, -reysay]
ikhyaare eeyay
ikhyaare eysay
f.mg2"Arrin, xaajo iwm ka odayeyn ld aqyaaree."
Wadaag:
(-riin/ikhyaar, m.dh) Qof kulansaday garaad wacan iyo anshax wanaagsan. ld aqyaar1.
m.l
Wadaag:
Bulsho dadka madaxda u ah ee taladeeda gooysa. ld aqyaar2.
m.dh
Wadaag:
Madax-bannaani iyo awood loo lahaado wax la doonayo in la sameeyo. ld istikhyaar, khiyaar.
m.l
Wadaag:
Nafley ul weyn ku garaacid.
f.g2
-reeyay, -raysay
Wadaag:
Si farsama leh arrin u xallin.
Maar ka dhigid.
f.g2
-reeyay, -reysay
Wadaag: