Qeexid
"/dh (jool.) Biyo kulul oo qulqulaya oo ka soo baxaya dhulka, badanaa marka magmadu kululaysa, sida darteed waxaa aad looga helaa gobollada folkaanaha marka qaraxa folkaanuhu uu istaago."
"/dh (jool.) Biyo kulul oo qulqulaya oo ka soo baxaya dhulka, badanaa marka magmadu kululaysa, sida darteed waxaa aad looga helaa gobollada folkaanaha marka qaraxa folkaanuhu uu istaago."
Wadaag:
Wax kul leh ahaansho.
Qof xanaaq badan ahaansho.
f.mg4
-laa, -layd
Wadaag:
Qof mannexe ah ama shadiid ah, ahaansho.
f.mg4
-laa, -layd
Wadaag:
Wax aasnaa sida xidid dibad u soo bixid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Dheddig dad ama xoolaad isaga oo weli ilmihii hore nuujinaya rimid ama uur yeelasho.
Neef ari ah aad u caatoobid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
il aragtay m.l (c.cimi.) Fogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto “isha qaawan” ee fiirsade, oo lagu sheego mitirro (waarar) ama kiloomitirro (maylal).
Wadaag:
(indho, m.l) Xubinta aragga.
Meel biyo ka soo burqadaan.
Siriq. 4. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto (senen); dhabato. 5. Dabool iniinaha badarka kor kaga dhegsan. 6. Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan.
m.dh
Wadaag: