Qeexid
(stay, -satay) (dii.) Ilaah rumayn.
(stay, -satay) (dii.) Ilaah rumayn.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld ilaahrumaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ilaahrumaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: ilaahrumayso. ld ilaahrumaysad, ilaahrumaysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax jiritaan kooda dhab u qaadasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax beylah ah meelo ka eegasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Hal la lisayo lugaha dambe kala bixin.
Qeexid Xigta: Qof meel dheer iska tusid iyadoo aan loo baaqin. ld faarugso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Qeexid: (-stay/-saday, -satay) Cid il wax ku yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ilko yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel la qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: ilaa h I. ama i.
m.dh
Qeexid: (dii.) Ilaah ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-llo, m.dh) Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld cilaaq1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aalay, -aashay
Qeexid: Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: ld cilaaq2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: (dii.) I. ah: qof Ilaah ka baqa oo cibaado badan. ld allacaabud.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax beylah ka dhowrid.
Qeexid Xigta: Iska i.: khatar iska jirid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cuntub yar oo colka shisheeyaha soo eega oo war ka keena.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wax indha indheyn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ilaal2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-do, m.l) Dalool yar.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]