Qeexid
"Wax beylah ah meelo ka eegasho."
[-stay, -satay]
ilaaleys tay
ilaaleys atay
f.g3"Wax beylah ah meelo ka eegasho."
Wadaag:
Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Cuntub yar oo colka shisheeyaha soo eega oo war ka keena.
m.dh
Wadaag:
Wax beylah ka dhowrid.
Iska i.: khatar iska jirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-llo, m.dh) Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Miyi ama tuulo magaalo ka aadid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax tashiilasho.
Wax daryeelasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Googaa leysi ciyaarid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Tartan bootin ah ka qeybqaadasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Caano si fiiqtukaale ah u dhamid.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag:
Arrin laga hadlayo wax yar ka sheegid.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: