Qeexid
"Dalool aad u yar."
Qeexid Xigta
Dulka cirbadda.
"Dalool aad u yar."
Dulka cirbadda.
Wadaag:
Wax beylah ka dhowrid.
Iska i.: khatar iska jirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cuntub yar oo colka shisheeyaha soo eega oo war ka keena.
m.dh
Wadaag:
(-llo, m.dh) Askar degmooyinka, waagi hore laga qori jirey oo madaxda degmooyinka la shaqeyn jirey mid ka mid ah.
m.l
Wadaag:
Ilmo dhashay neef loogu ducaynayo u qalid.
f.mg1
-aalay, -aashay
Wadaag:
Wax beylah ah meelo ka eegasho.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: