Qeexid
"eeg ilbaxsan. ld ilbaxsanaansho."
"eeg ilbaxsan. ld ilbaxsanaansho."
Wadaag:
Reermagaal ahaansho.
Qof nolol magaalo aqoonsan, ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
eeg mudbaxsan. ld mudbaxsanaansho, murbaxsanaan, murbaxsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
(daaw.) Xaalad maskaxeed lagu yaqaan farxad aan caadi ahayn iyo firfircoon oo caadiga ka baxsan, fahmo aad u kacsan oo si dhakhso ah ugu beddelanta caro dhawaansho.
m.dh
Wadaag:
eeg kalabbaxsan. ld kalabbaxsanaansho. Kalabbaxsanaansho m.l/dh ld kalabbax sanaan.
m.f.dh
Wadaag:
eeg faraxsan. ld faaraxsanaan, faaraxsanaansho, farax sanaansho.
m.f.dh
Wadaag: