Qeexid
"eeg ilbixi."
"eeg ilbixi."
Wadaag:
Qof ilbax ka dhigid.
Meseggo iwm il ka saarid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cid in ay xilkeeda si fiican u gudato geyeysiin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Allabari loo sameeyo in looga hortago waxyeelo galgaal ka timid.
m.dh
Wadaag: