"/dh Dhabataysi."
Wadaag:
eeg ilee.
m.f.dh
(c.nafl.) Nooc shimbiraha ka mid ah, midab bay ah leh, badanaaba ku nool guryaha iyo beeraha agtooda.
m.dh
eeg illaacee.
eeg ilmee.
illayn xi. 1. ld illeen. Eray hadalka lagu adkeynayo. 2. ld illaa.
ld dhaaclayn.
Daah, rogaa.
m.l