Qeexid

"Wax aad u liita ahaansho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ildaran oo kali ah:
  • Sheekadaas male awaalka ahi waxay tusaale fiican u noqon kartaa xanuunka ay la ildaran yihiin badi Soomaalida, gaar ahaan dhalinyaradu.
  • Waxay la ildaranyihiin aqoondarro, mana yaqaannaan waxa u daran iyo waxa u danta ah.