Qeexid
"Dhibaato iyo diif cid ka muuqata."
"Dhibaato iyo diif cid ka muuqata."
Wadaag:
Dhoobo jilicsan oo timaha lagu nadiifiyo ama lagu qurxiyo; malaas; xaraar. ld tarro.
m.dh
Wadaag:
Gudid ama aqoonsi la'aantaabaal la isu galay. ld abaaldarnaan.
m.dh
Wadaag:
Garasho yari.
Degga-naan la'aan iyo fudfudeyd cidi leedahay.
m.dh
Wadaag:
Diif ka muuqata nafley oo ka timaadda nafaqo darro ama cudur.
m.dh
Wadaag:
Xumaan aan la mutaysan oo qof, qof kale ku sameeyo; gef; gaboodfal. ld gardarri.
m.dh
Wadaag: