Qeexid
"Wax ilduufay ahaansho."
[-naa, -nayd]
ilduufsan aa
ilduufsan ayd
f.mg4"Wax ilduufay ahaansho."
Wadaag:
Hog aan loo baahnayn oo laga guuro ama laga qaado ama la dego (shax).
Jidkii loo baahnaa oo laga habaabo.
m.l
Wadaag:
Hogaan loo baahnayn ka guurid, ka qaadid ama degid.
Jidkii loo baahnaa ka habaabid.
f.mg1
-fay, -ftay
Wadaag:
Wax soo orday oo neeftuuraaya ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax luufluuf hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: