Qeexid
Cid il wax ku yeelid.
[-stay, -satay]
f.g3Cid il wax ku yeelid.
Fal / verb
m.l
Qeexid: ld ilaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax beylah ah meelo ka eegasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haweenwy uur leh oo sidda dhaweysay si ay samo ugu dhasho alla bari samayn; kuraysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ilaysasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Dab iwm hiil ku shubasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Qayb ka qaadasho (miile). ld miilo2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ileyso. ld ilaysad, ileysi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Godadow ciyaarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ilko yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel la qabsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Si qowlaystenimo ah u noolaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xarig la xirayo il u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid dhabateysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cid la colloobid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld jimleyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax si jumla ah u gadasho.
Qeexid Xigta: Xisaab isku darsasho. ld jamleyso, jumleyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: (f.g) Cid qiblo u jeedsasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Waxqiblo u jeedsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Laba tiro ama ka badan iskudarid.
Qeexid Xigta: Dhibaato is badid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax aad u rabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Lib helid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: ld jimleyso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Gabar timo si rable ah u samaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]