Qeexid
Xishood, xil, yax-yax.
Xishood, xil, yax-yax.
magac / noun
Lab / masculine
Khabar / predicate
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax sameyntooda ka khajalid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg ilfashaq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l.kh
Qeexid: Qoyaan.
Qeexid Xigta: F. ah: wax aad u qoyan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Wax aad u qoyid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Dhar iwm biyo ku dhex ridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Qof mid kale oo cayntiisa ka duwan kalgacal qoto dheer u hayn.
Qeexid Xigta: Ku c.: markab, baabuur, xoolo iwm meel wejigooda ku aaddin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl.
Qeexid Xigta: ld caashaqid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (daaw.) Cudur indhaha barariya.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]