"Xishood, xil, yax-yax."
Wadaag:
Wax sameyntooda ka khajalid.
f.mg1
-qay, -qday
eeg ilfashaq2.
m.f.dh
Qoyaan.
F. ah: wax aad u qoyan.
m.l.kh
ld cishqi. Kalgacal qoto dheer oo aadanaha labkiisa iyo dheddigiisa dhex mara; jacayl.
ld caashaqid.
m.l
Hadal hoos la isugu sheego; faq.
ld cilaaq1.
m.dh
(daaw.) Cudur indhaha barariya.