Qeexid
"/dh (-rro, m.dh/-ro, m.l) I. ah: qof wax si qarsoodi ah loo samayn lahaa joogiddiisu xayirto."
"/dh (-rro, m.dh/-ro, m.l) I. ah: qof wax si qarsoodi ah loo samayn lahaa joogiddiisu xayirto."
magac / noun
Lab / masculine
Wadaag:
Ilfuur ahaansho.
m.dh
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
dh (Dheddig) — Dheddig (feminine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: dh
Wadaag:
Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey.
Wax dhulka ka soo fooca.
F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay.
m.l
m (magac) — magac (noun)
Qeyb: naxwe
l (Lab) — Lab (masculine)
Qeyb: naxwe | Jinsi: l
Wadaag:
Dibirid.
Dhulka ka soo foocid.
Caano dhanaan awgeed faar kor soo marid.
f.mg1
f (Fal) — Fal (verb)
Qeyb: naxwe
-ray, -rtay
Wadaag: