"Ilfuur ahaansho."
Wadaag:
/dh (-rro, m.dh/-ro, m.l) I. ah: qof wax si qarsoodi ah loo samayn lahaa joogiddiisu xayirto.
m.l
(dii.) Macduur ahaansho.
m.dh
Carruur ahaansho.
ld jar-iskaxoor-nimo.
(dii.) Ilaah ahaansho.
Ilbax ahaansho.
Heer, horumar xagga dhaqaalaha, dhaqanka iwm laga gaaro.