Qeexid
Indhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.
[-leeyay, -leysay]
f.mg2Indhaha oo la kala hayo hadba meel eegid. ld ilbaclee.
Fal / verb
m.l
Qeexid: (-layaal, m.l/dh) Eegid marba meel la eego iyadoo indhaha la kala hayo. ld ilbalacle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg ilgalaaclee. ld ilbalacleyn, ilbalacleys, ilgalacleys.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld ilgalacleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: ld ilgalaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Wax iftiin badan oo indhaha dhibeya leh ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: ld walalaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod.
Qeexid Xigta: I. ah: qof firfircoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld ilgalacle.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Roob hillaac bixin. ld walaclee.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld ilgalacleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: ld ilgalacleyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -leeyay, -laysay
Qeexid: Xarig la xirayo il u yeelid.
Qeexid Xigta: Cid dhabateysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg galaclee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuuskuusan oo biseyl iyo qardaba lagu cuno.
Qeexid Xigta: (bot.) Miraha ilgaalka.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]