Qeexid
"Turub lacag lagu ciyaaro oo been lagu raabico."
"Turub lacag lagu ciyaaro oo been lagu raabico."
Wadaag:
Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod.
I. ah: qof firfircoon.
m.l
Wadaag:
(bot.) Geed-saar caleemo ballaaran leh oo dhala miro kuuskuusan oo biseyl iyo qardaba lagu cuno.
(bot.) Miraha ilgaalka.
m.l
Wadaag:
Xaalad dhimasho muujinay-sa oo qof sakaraadaya ka muuqato.
m.l
Wadaag: