"(-nno, m.dh) Lafaha koodadka oo indhaha ku wareegsan."
Wadaag:
Ka i.: wax wax kale ka roonaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Cudur geela indhaha uga dhaca oo uu la ilmeeyo, ilqod.
I. ah: qof firfircoon.
m.l
Turub lacag lagu ciyaaro oo been lagu raabico.
m.dh