Qeexid
Ku i.: cid ilhaan siin (Eebbe).
[-iyay, -isay]
f.mg2Ku i.: cid ilhaan siin (Eebbe).
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg ilhaami.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg ilhaan2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aamay, -aantay
Qeexid: Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax si aad ah loo jecelyahay qalbi ku hayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ceel biyo ka doonid.
Qeexid Xigta: Weel buuxin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof islaan ka dhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]