Qeexid

"(dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilhaan oo kali ah:
  • Ilhaan sida aan kuu jeclahay jidiinkiina dartaa ayaan uga go’ay’.
  • Werwer aduun iyo wacdaro jacayl, Q: 8-aad Ilhaan bartii ayey ku dhacday oo laga qaaday, si toosa ayaa furigoodii loo geeyey Iyada oo ay tamarteedu yarayd ayey masiibo lama filaan ahi ku habsatay.