Qeexid
"Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho."
[-aamay, -aantay]
ilhaan2 amay
ilhaan2 antay
f.mg1"Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho."
Wadaag:
(dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.
m.dh
Wadaag:
Ku i.: cid ilhaan siin (Eebbe).
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel aagaanka ka weyn, saab iyo haruub leh oo biyaha iyo caanaha lagu shubto.
Weel weyn oo bir ama shamiinto ka samaysan oo biyaha iyo shidaalka lagu kaydsado.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Wax wasakh marin.
(f.mg) Wax, wax kale ka fiican ahaansho.
Ku dh.: wax, wax kale ku beddelasho.
f.g
Wadaag:
Waxyaabo aan weli dhicin waxka-sheegid, ka warramid.
Cid gabay iwm ku habaarid.
f.g1
Wadaag:
/dh Shaxda meesha mar walba inta laga dhaco qofka kale shaxdiisa lagu jabsho.
m.l
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Subag, caano, maraq iwm cunno yaabis ah ku darid.
f.g1
Wadaag:
Wax meel fog ka muuqasho.
Iftiin ama dhalaal yar meel ka birbirid.
f.mg1
-aamay, -aantay
Wadaag:
Naag, nin aan qabin ula dhaqanto sida saygeeda.
ld gashaanti.
m.dh
Wadaag:
(-aamay, -aantay; -aami) Qof aad u garaad yar oo maskaxda wax uga dhimmanyihiin noqosho.
f.g1
Wadaag:
Ku h.: eed aan sal lahayn cid u jeedin.
Cid ceebeyn.
f.g1
Wadaag:
Qurub tilmaamaya in weertutahay weer diidmo, weer xor ah ama midaanahayn tu ay tahayba. Tus. “Miyaan fadhigiila qaban?”, “Yaan lacag la siin!”, “Wiilka aanimaanini waa Cali”. ld an.
qr.diid
Wadaag: