Qeexid
Ka i.: wax la gaadayo fursad isagoo dagan u helid.
[-elay, -eshay]
f.mg1Ka i.: wax la gaadayo fursad isagoo dagan u helid.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg ilhel.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (dii.) Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga yimid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -aamay, -aantay
Qeexid: Wax qof maskaxdiisi ku soo dhaca oo xagga Alle uga imaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]