Qeexid

"(-lo, m.l) Jeex yar oo tog ku darsama."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga iliil oo kali ah:
  • Durba waxaan soo xusuustay markii ay 70-meeyadii Fannaanada Hibo ku heesaysay:-"Jidka Hodan ka muuqdee, Maka loogu magac-daray, midka kalee ka bayree, Millatariga dhinac-mara, ma miliilicdeen weli, mana jiriiricooteen.
  • Waxay magaaladu caan ku tahay buurta dheer ee (Burdheedi), waxaa kale oo kiliilka looga yaqaanaa inay tahay Mustaxiil magaalada kaliya ee aan mudo dheer la badalin Gudoomiyaheeda.