Qeexid
"Hal mar il isku qabasho."
Qeexid Xigta
U i.: qof isha ugu baaqid.
[-iyay, -isay]
iljeb yay
iljeb say
f.mg2"Hal mar il isku qabasho."
U i.: qof isha ugu baaqid.
Wadaag:
Wax is haystay xoog u kala qaybin.
Wax taagnaa dumin.
Xoolo iwm oo tiradoodu badantahay yarayn. 4. Xoolo iwm kala qaybin. 5. Sharci ku xad gudbid. 6. Col iwm baabi'in. 7. Ka j.: soon, salaad iwm cid ka burin. 8. Ka j.: shax, jar iwm cid dhawr jeer badisay ka badin. 9. Sicir yarayn (ganacsi). ld jabi.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag: