Qeexid
"Qosol yar iyo farxad ilkaha ka muujin."
[-deeyay, -daysay]
ilkacadde eeyay
ilkacadde aysay
f.mg2"Qosol yar iyo farxad ilkaha ka muujin."
Wadaag:
Sakaraadid.
Dood aan wax loo cuksado lahayn ku indha adaygid.
f.mg2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Wax caddaan ka dhigid.
Arrin la qarinayey soo bandhigid.
Shaah caano ku darid. 4. Neegatiif kiimiko ku meyrid si muuqaal uu xambaarsanaa warqad loogu soo saaro.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Roob da'ay biyo aan badnayn oo aan rays fiican yeelan karin dhigid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
Nafley galgalasho hadba caloosha la soo kor marinayo samayn.
f.mg2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Roobka ka hor beer abuurid.
f.g2
-deeyay, -deysay
Wadaag:
(daaw.) Cudur ilkeed, caruurta yaryar ku dhaca marka ilkaha u soo baxayaan; ilkow. ld ilkow.
m.dh
Wadaag:
Ilko yeelasho.
Meel la qabsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag: