Qeexid
"illa' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Wax hal il lahayn ah."
"illa' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Wax hal il lahayn ah."
Wadaag:
Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).
e.d
Wadaag:
Waxyeello la aaminsan yahay inay ka timid il dad; dhabato; il.
m.dh
Wadaag:
Ilay; cunid; dhabataysasho.
f.g2
-ceeyay, -caysay
Wadaag:
Wax in yar la weeciyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(indho, m.l) Xubinta aragga.
Meel biyo ka soo burqadaan.
Siriq. 4. Kartida ishu cid wax ku yeeli karto (senen); dhabato. 5. Dabool iniinaha badarka kor kaga dhegsan. 6. Dhul bannaan oo kaymo hareeraha ka xigaan.
m.dh
Wadaag:
il aragtay m.l (c.cimi.) Fogaanta ugu dheer ee walax kaga arki karto “isha qaawan” ee fiirsade, oo lagu sheego mitirro (waarar) ama kiloomitirro (maylal).
Wadaag: