Qeexid
"Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2)."
"Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2)."
Wadaag:
Waxyeello la aaminsan yahay inay ka timid il dad; dhabato; il.
m.dh
Wadaag:
Ilay; cunid; dhabataysasho.
f.g2
-ceeyay, -caysay
Wadaag:
billaa fk. Erey lagu muujiyo waxa loo maleeyo in ay dhacayaan; laga yaabaa in; armaa. Tus. “Billuu keen?”.
Wadaag:
Wax illaaco ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag: