Qeexid
"(-stay/-saday, -satay) Cid il wax ku yeelid."
"(-stay/-saday, -satay) Cid il wax ku yeelid."
Wadaag:
Wax illaaco ku dhacday ahaansho.
f.mg4
-snaa, -snayd
Wadaag:
Waxyeello la aaminsan yahay inay ka timid il dad; dhabato; il.
m.dh
Wadaag:
Ilay; cunid; dhabataysasho.
f.g2
-ceeyay, -caysay
Wadaag:
Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).
e.d
Wadaag:
Ilko yeelasho.
Meel la qabsasho.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.
f.g3
-stay, -satay
Wadaag: