Qeexid

"illayn xi. 1. ld illeen. Eray hadalka lagu adkeynayo. 2. ld illaa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga illayn oo kali ah:
  • Markii raashinkii yaraa ay heleen, buulkii yaraana bacdii la saaray, isaga oo aan bangalo ka dhicin ayay habeenkii si fiican u seexdeen, iyaga oo aan ogayn inuu roob da’ay iyo inkale, “Nin daar ku jiraa daruur ma arkee, illayn xalay roobkii baa da’ay.”
  • Bilba mid baa u tagta oo la soo joogta illayn isagu habeenna ma qatanaan karo’e.