Qeexid
"(-mmo/-nno, m.dh) Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid."
"(-mmo/-nno, m.dh) Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid."
Wadaag:
(m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo.
ld illis. eeg illi.
m.dh
Wadaag:
Qaan, ama deeq cid la siinayo oo xera kasta laga qaado neef ama ka badan.
m.dh
Wadaag:
(ino, m.l) Xoogaa, qaar, wax aan badnayn; wax; tiro.
Qayb, cad.
Waqti, goor. 4. Xag, meel, kob. 5. Inna: waxna.
m.dh
Wadaag:
Magacuyaal layeele oo tilmaamaya qofka labaad ee wadarta ah, oo lala hadlayo. Tus.: “waan idin arkay”.
mu.dhm.ly
Wadaag:
Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).
e.d
Wadaag: