Qeexid
"(m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo."
Qeexid Xigta
ld illis. eeg illi.
"(m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo."
ld illis. eeg illi.
Wadaag:
(-mmo/-nno, m.dh) Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid.
m.l
Wadaag:
Qaan, ama deeq cid la siinayo oo xera kasta laga qaado neef ama ka badan.
m.dh
Wadaag:
in2 xi. 1. Eray lagu xiriiriyo weer dhammaystire ah (weer yeele ah, weer layeele ah iwm). Tus. “In uu imaanayaa waa hubaal”, “Waxaan doonayaa in aan tago”, “Magaaladii buu u tegey in uu dawo soo iibsado”. 2. Eray lagu xiriiriyo weer waqtiley, haddii. Tus. “Bal inaan eegi karo aan soo durko”, “Weyddii bal inay fog tahay”. 3. Inta: erey lagu xiriiriyo weer waqtiley ah. Tus. “Inta aan soo noqonayo”, “Ninku wuu hadlaa intii uu ka noogo”. 4. Waa intaas: malaha, waxaa suuraggal ah in. Tus. “Waa intaasuu yimaadaa ee cunto meel u dhig”.
Wadaag:
Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).
e.d
Wadaag: