Qeexid
"Hanti yar oo cid waxyeello loo geystay la siiyo"
"Hanti yar oo cid waxyeello loo geystay la siiyo"
Wadaag:
Qaan, ama deeq cid la siinayo oo xera kasta laga qaado neef ama ka badan.
m.dh
Wadaag:
(-mmo/-nno, m.dh) Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid.
m.l
Wadaag:
(m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo.
ld illis. eeg illi.
m.dh
Wadaag:
(-rro, m.dh) (c.nafl.) Xubin yar oo jilicsan oo u eg dhoorka digaagga oo ku taal xubinta taranka haweenka, kuna shaqo leh dareenka macaansiga galmada.
m.l
Wadaag:
(fintir, m.dh) (bot.) Geed yar oo jilicsan oo lug tool ah oo ubax qurxoon kor ku leh, hoosna buruq kuusan oo kulul oo xooluhu ku dhacaartaan waxna lagu dhayo; wamme.
m.l
Wadaag: