"Qaan, ama deeq cid la siinayo oo xera kasta laga qaado neef ama ka badan."
Wadaag:
Hanti yar oo cid waxyeello loo geystay la siiyo
m.l
(-mmo/-nno, m.dh) Meesha furan oo guryaha, xeryaha, qolalka iwm laga galo; irrid.
(m.u) Biyaha indhaha ka yimaadda; ilmo.
ld illis. eeg illi.
m.dh
U i.: Cid kabo u gelin.
f.mg2
-iyay, -isay
ld ilbiriqsi.
Tiro taxan mid ka mid ah.
ld tirsasho.
ld illin2 (2).
m.f.l
(-nno, m.dh) Dabinkabood.