Qeexid
"Kabo gashasho."
[-laday, -latay]
ill aday
ill atay
f.g3"Kabo gashasho."
Wadaag:
Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.
m.l
Wadaag:
(-laabay/-loobay, -lowday; - laawi/-loobi) Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.
f.g1
Wadaag:
Dulduleelka oogada nafleyda ku yaal oo dhididku ka soo baxa.
m.l.u
Wadaag:
illowse xi. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.
Wadaag:
Cid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof wax uu xasuusnaa maskaxdiisa ka saarid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).
e.d
Wadaag:
Wax dhaqaaq degdeg ah samayn.
Nafley didid.
f.mg3
-laday, -latay
Wadaag: