Qeexid
"(-laabay/-loobay, -lowday; - laawi/-loobi) Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid."
"(-laabay/-loobay, -lowday; - laawi/-loobi) Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid."
Wadaag:
Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.
m.l
Wadaag:
illowse xi. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.
Wadaag:
Cid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Qof wax uu xasuusnaa maskaxdiisa ka saarid.
f.lg2
-iiyay, -iisay
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) La c.: cid colaad u qaadid.
f.mg1
Wadaag:
Eray yaab ku jiro. Tus. “Illaa Cali waa geesi!”. ld illayn (2).
e.d
Wadaag: