Qeexid
illowse xi. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.
illowse xi. Laakiinse, hase yeeshee. Tus. “Beerta ayaan galay, illowse miro kama guran”. ld illayse.
m.l
Qeexid: Xasuus la'aanta loo yeesho wax hore loo yiqiin. ld illowsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Qeexid: (-laabay/-loobay, -lowday; - laawi/-loobi) Wax hore loo yiqiin xasuusan waayid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.lg2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Qof wax uu xasuusnaa maskaxdiisa ka saarid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Cid, wax ay hore u tiqiin aan xusuusnayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld illow1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld illowsiin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg illowsii. ld illowsiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Labdhedig: -laday, -latay
Qeexid: Kabo gashasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg illowsan. ld illowsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld illowsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: illayse xi. ld illowse.
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld illaawid, illaabid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: U i.: Cid kabo u gelin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
Qeexid: illa' f.mg4 (-'aa, -'ayd) Wax hal il lahayn ah.
Qeexid: illa'aansho m.l/dh ld illa'aan.
Qeexid: illa'aan m.f.dh eeg illa'. ld illa'aansho.