Qeexid
"/dh Qof tabar yar oo taakulo u baahan."
"/dh Qof tabar yar oo taakulo u baahan."
Wadaag:
Bara-baro mad-madow oo qof aan qubeysan jirkiisa ka muuqda.
m.l
Wadaag:
Nin da'diisu u dhaxeyso soddon ilaa afartan jir. ld garmadoobe.
m.l.u
Wadaag:
Maduulka ay yeeshaan weelasha dabka la saaro.
Qoryo dab lagu shiday oo qaar ka mid ahi gubtay. ld hormadow.
m.l
Wadaag:
Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
Ilmo waxa ay u yihiin carruurta eedadood dhashay.
m.l.u
Wadaag:
Minka gudihiisa isku gediyid (uurjiif).
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Ilmaha laba nin oo walaala ah ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
m.l.u
Wadaag:
Ilmo waxa ay u yihiin carruurta abtigood dhalay.
m.dh.u
Wadaag: