Qeexid
"(-nno, m.dh) (c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min."
"(-nno, m.dh) (c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min."
Wadaag:
Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
Ilmo waxa ay u yihiin carruurta eedadood dhashay.
m.l.u
Wadaag:
Minka gudihiisa isku gediyid (uurjiif).
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Wax aad u yar oo aan indhaha lagu arki karin in weyneysa loo adeegsado mooyee.
m.dh.kh
Wadaag:
Ilmo waxa ay u yihiin carruurta abtigood dhalay.
m.dh.u
Wadaag:
Ilmaha laba nin oo walaala ah ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
m.l.u
Wadaag: