Qeexid
"Wax aad u yar oo aan indhaha lagu arki karin in weyneysa loo adeegsado mooyee."
"Wax aad u yar oo aan indhaha lagu arki karin in weyneysa loo adeegsado mooyee."
Wadaag:
ld ilqabad. Qurux indhuhu aad u soo jiita.
I. ah: wax indhaha lagu arki karo, iyadoon wax qalab ah la adeegsan.
m.dh
Wadaag:
Qalab sida manqaska laba birood oo isweydaar ah ama hal bir oo la isku soo laabay ka samaysan oo waxyaalaha aadka u kulul lagu qabto.
m.dh.kh
Wadaag:
Diidmada loo diido cid waxay u baahnayd (sida dhaqaalaha).
m.dh
Wadaag:
Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
Ilmo waxa ay u yihiin carruurta eedadood dhashay.
m.l.u
Wadaag:
Minka gudihiisa isku gediyid (uurjiif).
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Ilmo waxa ay u yihiin carruurta abtigood dhalay.
m.dh.u
Wadaag:
Ilmaha laba nin oo walaala ah ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
m.l.u
Wadaag:
(-nno, m.dh) (c.nafl.) Xubinta nafleyda dheddiga ahi ilama ku siddo inta ay ka dhaleyso; min.
m.l
Wadaag: