Qeexid
"Minka gudihiisa isku gediyid (uurjiif)."
[-gtay, -gatay]
ilmarrog tay
ilmarrog atay
f.mg3"Minka gudihiisa isku gediyid (uurjiif)."
Wadaag:
Qaalmarrogad samayn. ld qaalaamarrogo.
f.mg3
-gtay, -gatay
Wadaag:
Isbeddelid (arrin).
Ilmo sidkoodii dhammaaday madaxa hoos u soo rogasho. ld majarrogo, mijarrogo, minjarrogo.
f.mg3
-gay, -gtay
Wadaag:
Nin iyo naag walaalo ah ilmaha ay dhaleen waxa ay isu yihiin.
Ilmo waxa ay u yihiin carruurta eedadood dhashay.
m.l.u
Wadaag:
Ilmo waxa ay u yihiin carruurta abtigood dhalay.
m.dh.u
Wadaag:
Wax aad u yar oo aan indhaha lagu arki karin in weyneysa loo adeegsado mooyee.
m.dh.kh
Wadaag: