Qeexid

"Dhallaan; caruur; ubad."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

urur naxwe,

urur / collective

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilmo oo kali ah:
  • Waxaa kaloo Gabayo suugaan kala duwan ku cabbirey qiimaha maalinatan Golaha Abwaannada Puntland oo iyagu qiiro galiyey madaxda iyo shacabkii munaasabadda kasoo qeyb galey waxaana la arkeyey qaar kamid ah dadka shucuur darted ay ilmo ka qubanaso.
  • Maalin maalmaha ka mid ah ayaa waxay ka bariday Eebbe inuu siiyo ilmo, Eebbana wuxuu siiyey gabar, waxayna u bixisay Maryan.