Qeexid
"Dhallaan; caruur; ubad."
"Dhallaan; caruur; ubad."
Wadaag:
Dhibco biyo dhanaan ah oo qanjirrada indhaha ka yimaadda; ilin.
m.dh.u
Wadaag:
Ilmo iska keenid.
Beydad faal badin.
Caruurr iska dhigid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
(-dyo, m.dh) (c.nafl.) Uurjiifka naasleyda, gaar ahaan dadka, marka korrinkiisu gaadho heer loo aqoonsan karo muuqaallada qof weyn. Dadka uurjifkiisu laga billaabo siddeed toddobaad ilaa inta uu dhalanayo waxaa la idhaahdaa ilmo calooleed.
m.l
Wadaag: