Qeexid
"(daaw.) Cudur indhaha ku dhaca oo ilma badan ka keena."
"(daaw.) Cudur indhaha ku dhaca oo ilma badan ka keena."
Wadaag:
Ilmo iska keenid.
Beydad faal badin.
Caruurr iska dhigid.
f.mg2
-meeyay, -maysay
Wadaag:
Dhibco biyo dhanaan ah oo qanjirrada indhaha ka yimaadda; ilin.
m.dh.u
Wadaag:
Caano bur iyo biyo u kala miirmay.
Cudur idaha ku dhaca.
m.l
Wadaag: