Qeexid

"Dulduleelka oogada nafleyda ku yaal oo dhididku ka soo baxa."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ilo oo kali ah:
  • September 2007, ayay ahayd markii ay hay'adda MSF ka bilowday Kismaayo howlaheeda caafimaad, iyadoo qaliinno iyo gargaar kale oo caafimaad ka fulisay Isbitaalka weyn ee Kismaayo oo ay la wareegtay maamulkiisa.
  • Xarakada Al-Shabaab oo Dayactir ku bilowday Buundadii Liiq-liiqato ee Magaalada Beledweyne.