Qeexid
Qof basar badan leh.
Qof basar badan leh.
magac / noun
Lab / masculine
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Naag xodxodasho.
Qeexid Xigta: Qof cayr ah kaalmo ka doonid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax fidsan xoog ku laabid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.u
Qeexid: Dulduleelka oogada nafleyda ku yaal oo dhididku ka soo baxa.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
u (urur) - urur (collective) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: ld haloosi1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg xiloodi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Hadal sir ah cid ku qarsasho.
Qeexid Xigta: Cid shukaansasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
e.d
Qeexid: ld hooddi.
e (Erey) - Erey (word) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: ld xoodaami.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Isu f.: laba wax ama ka badan isbarbardhigid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]