Qeexid
"ld ilqabato (1)."
"ld ilqabato (1)."
Wadaag:
ld ilqabad. Qurux indhuhu aad u soo jiita.
I. ah: wax indhaha lagu arki karo, iyadoon wax qalab ah la adeegsan.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Iin indhuhu ay yeeshaan oo ay hal mar isku dhinac eegi karin.
m.dh
Wadaag:
Markii magacuyaal lahaansho lagulifaaqo wuxuu la micna yahay “weligii”. Tus.“A.kii ma imaan” oo la mid ah “weligiis maimaan”. ld abadan, abid, abiid, ebed.
m.l.fk
Wadaag: