"ld ilwaadsasho."
Wadaag:
Wax qurxoon fiirsashadooda ku istareexid.
f.mg3
-saday, -satay
Muuqaal quruxsan.
m.dh
ld ilwaadsasho.
m.l
ld ilbaadsasho.
eeg ilwaadso. ld il waadsad, ilwaadsi.
m.f.dh
ld saadsasho.
ld raadsasho.
ld kaadsasho.
(daaw.) Cudur indhaha ku dhaca.
ld ilikuwareertay.
(-jayaal, m.l/dh) Qof labadiisa indhood aysan isku meel hal mar wada eegi karin.
Si qalooc ah oo wax loo eego.