Qeexid
"Wax qurxoon fiirsashadooda ku istareexid."
[-saday, -satay]
ilwaads aday
ilwaads atay
f.mg3"Wax qurxoon fiirsashadooda ku istareexid."
Wadaag:
Qof ama wax kale dusha ka ilaalsasho si isagoo dagan loo helo.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Si ilqooraad ah wax u eegid
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Ul, qori iwm su lub ka dhigasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Ku m.: qof ku dheeldheelid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax siraadsasho; saraadasha; wax xun isu saa-din.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax maqan daydayasho (qof).
Wax meel lagu ogaa ka doonasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cid dhibaato haysata darteed uga faa'iideysasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-jayaal, m.l/dh) Qof labadiisa indhood aysan isku meel hal mar wada eegi karin.
m.l
Wadaag: