Qeexid
"(daaw.) Cudur indhaha ku dhaca."
"(daaw.) Cudur indhaha ku dhaca."
Wadaag:
(-nno, m.dh) Cudur qufac iyo xummad leh oo saableyda dadka ku dhaca.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xanuun xummad iyo qufac leh oo inta badan hargab xumaaday reebo; oofwareen.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Xaalad cudureed ku timaada qayb ka mid ah muruqa wadnaha oo u dhimata dhiig la'an awgeed. Astaamo: xanuun aad u xoog weyn oo lama filaan ah oo laga dareemo sida badan naaska bidixeed hoostisa, wuxuuna u fidi karaa xagga garabka, gacanta iyo luqunta.
m.l
Wadaag:
(-nno, m.dh) Gaadiid ka kooban gaariyaal badan oo isku xiriira oo midka u horreeyaa ee wax jiidayaa matoor saaran yahay kuna orda jid bir ah. ld tariin.
m.l
Wadaag:
La kala wareegidda laba qof maamul la kala wareegaan.
m.dh
Wadaag:
Cid waran ama hooto ku dhufasho.
Xanuun si kedis ah cid u qabasho. ld warmee.
f.g1
Wadaag:
Wax qurxoon fiirsashadooda ku istareexid.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(-jayaal, m.l/dh) Qof labadiisa indhood aysan isku meel hal mar wada eegi karin.
m.l
Wadaag: